Jaamacada horumarka lamaanaha

Raganimo University waxaad ka heleysaa talooyin ku saabsan galmada, guurka, jaceylka, raaxada iyo raganimada.

Mowduucyada

5 farsamo oo aad ku maareyn karto biyo-baxa deg dega ah

Biyo-baxa deg dega ayaa saameyn ku yeesha kalsoonida raga iyagoo aamina in aysan gabadha sariirta ku qancin karin.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Shahwada/biyaha raggu dumarka faa'iido caafimaad ma u leedahay?

Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in shahwadu ay leedahay faa'iidooyin caafimaad oo dhowr ah.

Raganimo Raganimo
~1 minute

Ragu sidee u arkaan siigada dumarka?

Raga sheegay in ay jecelyihiin ayaa muujiyay in sababtu ay tahay in iyaga xitaa ay ku kacsadaan marka ay daawanayaan saaxiibtood oo is-taabanaysa.

Raganimo Raganimo
~1 minute

Dumarka oo qirtay in ay been ka sheegaan biyo-baxa

Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in 80% dumarku ay been ka sheegaan in ay biyo-bexeen.

Raganimo Raganimo
~1 minute

5 nuuc ee ragga oo dumarku ay jecelyihiin

Ragga qaar ayaa u haysata in dumarku ay jecelyihiin ninka murqaha weyn, ninka dheer, midka taajirka ah, balse xaqiijadu sidaa ma ahan.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Galmada badan caafimaadka wax ma u dhintaa?

Galmadu caafimaadka ayay u fiicantahay oo oo hoos ayay u dhigtaa cadaadiska, walwalka isla markaana madaxa ayay dajisaa.

Raganimo Raganimo
2 minutes