Jaamacada horumarka lamaanaha

Raganimo University waxaad ka heleysaa talooyin ku saabsan galmada, guurka, jaceylka, raaxada iyo raganimada.

Mowduucyada

6 erayo macaan oo jaceylka dumarka aad ku kasban karto

Dadka oo dhan in la amaano way jecelyihiin. Haddii aad dooneyso in aad kasbato qof amaanta ayaa loo badiyaa.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Maxaad ka taqaanaa taariikhda maalinta jaceylka Valentine's day?

14-ka bisha Febraayo ayaa lagu tilmaamaa maalinta jaceylka aduunka, balse sidee ku noqotay maalinta jaceylka?

Raganimo Raganimo
~1 minute

Sidee ugu raaxaysan kartaan galmada habeenka arooska?

Galmada habeenka arooska waa mida ugu xiisaha badan ee lamaane kasta ay dareemi karaan balse ma ahan mida ugu macaan

Raganimo Raganimo
2 minutes

5 qalad oo raggu sariirta ku sameeyaan, dumarkuna necebyihiin

Halkaan waxaan ku soo bandhigaynaa 5 ka mid ah qalalaadka ay dumarku aad uga eed sheegtaan ragga.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Ma ogtahay in dumarku ay 6 maalmood oo keliya uur qaadi karaan?

Inta lagu guda jiro wareega waqtiga u dhexeeya caadada, dumarku waxay uur qaadi karaan 6 maalmood oo keliya.

Raganimo Raganimo
2 minutes

Galmada gabdhaha cayilan iyo kuwa caatada ah midee ayaa raaxo badan?

Qeyb muhiim ah oo galmada ka mid ah waa in aad ku raaxaysan karto jirka xaaskaaga ama saygaaga.

Raganimo Raganimo
~1 minute