Jaamacada horumarka lamaanaha

Raganimo University waxaad ka heleysaa talooyin ku saabsan galmada, guurka, jaceylka, raaxada iyo raganimada.

Mowduucyada

Ma ogtahay in dumarku aysan ku biyo-bixin galmada?

Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in dumarka intooda badan aysan ku biyo-bixn galmada caadiga ah.

Raganimo Raganimo
~1 minute

Sida loogu sheego gacalisadaada in aadan ku faraxsanayn tayada galmada

Lamaaneyaal badan ayaa ku nool farxad la'aan taasoo ay sababtay tayada galmada oo hooseysa.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Ragga guska weyn galmada ma kaga fiicanyihiin kuwa kale?

Waa su'aal aad la yaabi doonto jawaabta ay dumarku ka bixiyeen marka la waydiiyay.

Raganimo Raganimo
~1 minute

Dumarku ma jecelyihiin galmada xanuunka ah?

Ragg badan ayaa aaminsan in dumarku ay jecelyihiin in si adag oo awood badan ah loogu galmoodo.

Raganimo Raganimo
2 minutes

2 wado oo aad gacalisadaada uurka kaga ilaalin karto iyada oo aan kaniini cunin

Haddii aad tihiin lamaane aan diyaar u ahayn in gabadhu uur qaado isla markaana ka cabsi qaba

Raganimo Raganimo
~1 minute

Waa sidee galmada gabdhaha aan la gudin?

Ninka u galmoonaya gabadha aan la gudin ayaa dareemaya galmada dabiiciga ah ee ilaahay ugu talo galay bani'aadamka.

Raganimo Raganimo
~1 minute

Dumarku waxay sheegeen in aysan raggu waxba ka aqoon kintirka

Xagee ku yaalaa kintirku? Waa su'aal raggu ay isku maleeyaan in ay yaqaanaan jawaabta, balse dumar badan ayaa sheegay in aysan raggu aqoon

Raganimo Raganimo
2 minutes

3 dhinac oo ugu raaxo badan galmada haweenka uurka leh

Dhaqaatiirtu waxay isku raacsanyihiin in haweenka uurka leh ay amaan u tahay in loo galmoodo.

Raganimo Raganimo
2 minutes