Jaamacada horumarka lamaanaha

Raganimo University waxaad ka heleysaa talooyin ku saabsan galmada, guurka, jaceylka, raaxada iyo raganimada.

Mowduucyada

5 nuuc ee ragga oo dumarku ay jecelyihiin

Ragga qaar ayaa u haysata in dumarku ay jecelyihiin ninka murqaha weyn, ninka dheer, midka taajirka ah, balse xaqiijadu sidaa ma ahan.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Sababtaan ayay lamaanuhu isku qiyaanaan

Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in sababta ay lamaanuhu isku qiyaanaan ay tahay mid ku salaysan baahi.

Raganimo Raganimo
2 minutes

6 arimood u diyaar garoow haddii aad xiriir la yeelato qof ajanabi ah

Iyadoo Soomaali badan ay xiriir la yeelanayaan ragga iyo dumarka ajaanibta ah, ayaa waxaa la soo darista caqabado aysan filayn.

Raganimo Raganimo
3 minutes

5 calaamadood oo lagu karto guurka fashilka ku dhow

Burburka guur kasta waxaa ka horeeya dhibaatooyin mudo soo socday oo aan waxba laga qaban.

Raganimo Raganimo
3 minutes

6 erayo amaan ah oo raggu jecelyihiin in ay dumarka ka maqlaan

Raggu waa jecelyihiin amaanta iyo erayada niyada u dhisa oo waxaa la dhihi karaa raggu dumarka waa ka jecelyihiin amaanta.

Raganimo Raganimo
5 minutes

Ragu sidee u arkaan dumarka aan timaha hoose iska xiirin?

Raga afikaanku inta badan ma jecla dumarka aan shuunka iska xiirin.

Raganimo Raganimo
~1 minute

9 talaabo oo aad ku kobcin karto jaceylka ay kuu qabto gacalisadaada

Ragu waxay wada doonayaan in ay kor u qaadaan farxada xaaskooda balse waxay hilmaamaan shaqada.

Raganimo Raganimo
4 minutes

5 calaamadood oo ay leedahay raali galinta dumarku doonayaan

Ninka aqoonsada qaladkiisa isla markaana diyaar u ah in raali galin ka bixiyo waa nin raganimo leh

Raganimo Raganimo
3 minutes