Jaamacada horumarka lamaanaha

Raganimo University waxaad ka heleysaa talooyin ku saabsan galmada, guurka, jaceylka, raaxada iyo raganimada.

Mowduucyada

5 arimood oo aad maalin kasta ku xoojin karto jacaylka kaala dhexeeya gacalisadaada

Jaceyl kasta waxa uu ku bilowdaa si xoogan oo xiiso badan balse dib ayuu laciif ka noqdaa.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Sababahaan ayay raggu u jecelyihiin dumarka waayo aragnimada leh

Raggu xaga niyada waa ka jecelyihiin gabdhaha da'da yar ee bikrada ah balse markii ay timaado xaqiiqada

Raganimo Raganimo
2 minutes

Sababahaan ayay dumarku sheegeen in ay u jecelyihiin ragga dhaadheer

Dumar badan ayaa jecel ragga dhaadheer oo xitaa marka ay guurdoonka yihiin niyada ku haya in ay helaan nin iyaga ka dheer

Raganimo Raganimo
~1 minute

6 erayo macaan oo jaceylka dumarka aad ku kasban karto

Dadka oo dhan in la amaano way jecelyihiin. Haddii aad dooneyso in aad kasbato qof amaanta ayaa loo badiyaa.

Raganimo Raganimo
3 minutes

Maxaad ka taqaanaa taariikhda maalinta jaceylka Valentine's day?

14-ka bisha Febraayo ayaa lagu tilmaamaa maalinta jaceylka aduunka, balse sidee ku noqotay maalinta jaceylka?

Raganimo Raganimo
~1 minute

4 Sababood oo ay muhiim u tahay in aad la socoto caadada gacalisadaada

Ninka ragga ah in uu la socdo waqtiga ay ku aadantahay caadada xaaskiisa waxay ka qeyb qaadan kartaa farxada reerka.

Raganimo Raganimo
2 minutes

5 talo oo anfacaysa ragga ka cabsada shukaansiga dumarka

Maalin kasta waxaad samaysaa qorshayaal cusub oo ku saabsan sidii aad ula hadli lahayd

Raganimo Raganimo
3 minutes

5 arimood oo dumarku ku qiimeeyaan raganimada

Dumarka waxyaabaha ay ku qiimeeyaan ninka ragga ah (raganimada leh) sariirtu xitaa kuma jidho kaalinta 1-aad

Raganimo Raganimo
2 minutes